Madaxweyne Erdogan oo shaaciyay in lagu casuumay shidaal sahminta Soomaaliya

Madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdogan ayaa maanta sheegay in Soomaaliya ay Turkey ku casuumtay inay shidaal ka sahmiso baddeeda, kadib markii Ankara ay heshiis dhanka badda ah la gaartay Libya sanadkii tagay. Isaga oo weriyayaasha la hadlayey xilli uu kasoo laabanayey shir madaxeedka arrimaha Libya ee ka dhacay Berlin, ayaa Erdogan waxa uu sheegay in … Continue reading Madaxweyne Erdogan oo shaaciyay in lagu casuumay shidaal sahminta Soomaaliya